Norway ama Boqortooyada Norway waa wadan ku yaalo qaarada Yurub. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Sweden, Finland iyo Ruushka. wadanka Norway waa wadan aad u dheer, meesha ugu danbeeso waxee u dhowdahay meesha aduunka ku dhamaado, meelo waxaa jirto oo qoraxda ka dhicin. Norway waa wadan aad u duqsan oo jiri jiray 8000 oo sano ka hor. Dad waxaa degenaan jiray oo barafka ku safri jiray, gaar ahaan kuwa norweejka Fikinka ah, waa dad markasto raadin jiray dhul cusub.

Boqortooyada Norway
Kingdom of Norway
Hal ku dheg: 
  • Boqortooyo: "Alt for Norge"
  • "Wax kasta waxaa leh Norway"
  • 1814 Dhaarta Eidsvoll: "Enig og tro til Dovre faller"
  • "Midnimo iyo daacad"
Heesta qaranka: 
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
 Oslo
59°54.78′N 10°44.41′E / 59.91300°N 10.74017°E / 59.91300; 10.74017
Luqadaha rasmiga ah Norwegian (Bokmål / Nynorsk)
Northern Sami
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
Qaybaha qoomiyedaha islam
Dadka Norsk, Nordmann
Xukunka Dal mida Baarlamaani
 -  Boqortooyo Harald V
 -  Ra'iisul wasaare Jonas Gahr Støre (Ap) (2021–)
 -  Gugoomiyaha Baarlamaanka Storting Masud Gharahkhani (Ap) (2021–)
 -  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Toril Marie Øie (2016–)
Sharci dejinta Baarlamanka Norway Storting
Taariikhda Norway
 -  Midowgii Norway 872 
 -  Dastuurka Norway 17 May 1814 
 -  Xiriirkii Noway iyo Iswidhan ee
midowgii Sweden iyo Nowray
1 June 0000 
 -  Dib uga xurayntii
Jarmalka
8 May 1945 
Baaxad
 -  Guud ahaan 385,207[3] km2 (67tha)
148,729 sq mi 
 -  Biyo (%) 5.7b
Tirada dadka
 -  2024 qiyaasta 5,550,203[4] (120)
 -  2013 Tirakoob 5,136,700[5]
 -  Mugga Dadka 14.4/km2 (213th)
37.3/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2019 qiyaastii
 -  Guud ahaan $377.1 billion[6] (46th)
 -  Qof qof $70,665 (4th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2017 estimate
 -  Guud ahaan $401.959 billion (22nd)
 -  Calaa qof $73,450 (3rd)
Qaybsiga (2015)negative increase 27.5[7] (low / 1st)
Kobaca (2022)Steady 0.966[8] (very high / 2nd)
Lacagta Norwegian krone (NOK)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Taariikhda dd.mm.yyyy
Wadista Baabuurta midig
Thiinada telka +47
Furaha Internetka .noc

Kuwani waa gobollada Norway 2020:[9]

County (fylke) 2020

Qurbajoogta Soomaaliyeed

wax ka badal

Waxaa jira koox Markhaatiyaasha Yehowah oo Af Soomaali ah.[10]

Daadka Deggan Norway

wax ka badal


  1. Population 1 January 2010 and 2011 and changes in 2010, by immigration category and country background. Absolute numbers; Statistics Norway, 1 January 2010
  2. The World Factbook: Norway
  3. "Arealstatistics for Norway 2020, Kartverket, mapping directory for Norway, 2019". Waxaa laga kaydiyay the original 2019-06-08. Soo qaatay 2019-03-04.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. . Statistics Norway. 2024-02-21 https://www.ssb.no/en/befolkning/statistikker/folkemengde/aar-per-1-januar. Soo qaatay 2024-02-27.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Population on 1 October 2013 Statistics Norway
  6. Norway, IMF
  7. "Gini coefficient of equivalised disposable income (source: SILC) Eurostat Data Explorer". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-04. Soo qaatay 2014-03-28.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  8. . United Nations Development Programme. 2023-03-13 https://hdr.undp.org/data-center/human-development-indexindicies/HDI. Soo qaatay 2024-03-16.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. "Frå 1. januar 2020 er det 356 kommunar og 11 fylke i Noreg.". Waxaa laga kaydiyay the original 2020-02-05. Soo qaatay 2020-02-12.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  10. Kulamada qaar ayaa sidoo kale lagu qabtay: Soomaali