Jump to content

agoosto

Ka Wiktionary

Af soomaali

[wax ka badal]
Bilaha Soomaali
  janaayo   febraayo   maarso  
  abriil   maajo   juun  
  luuliyo   agoosto   sebteembar  
  oktoobar   nofeembar   diseembar  

agoosto

  1. Sanadka miilaadiga bishiisa sideedaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha luuliyo iyo sebteembar. Bisha agoosto waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa ago

Tarjumaad

[wax ka badal]