Jump to content

Geri koombe

Ka Wikipedia

Geri koombe Waa beel caan ah oo ka soo jeeda beesha Darood Geri koombe waxa ay caan ku yihiin Hagan iyo Gobanimo doon kaso galeed geeska afrika, gaar ahaan Somali Galbeed oo ay door laxaad leh ka qaateen Gumaysi la dirir ololihii lagula dirirayay boqorkii amxaarada qarnigii 16aad. Beelwaynta Geri koombe waa beel ballaaran oo kamid ah Beelaha ugu Tunka wayn leh Beelaha Darood

Geri koombe wuxuu dhalay 12 Wiil

1- Awbeeere Gari

2 - Abroon geri

3- Burhan geri

4- Cabdi geri

5- libaan geri

6- case gari

7- Guji geri

8-magan wayne geri

9- Teerago geri

10- Coofle geri

11- xayraan geri

12- maxàmed Gari (ilkaxume)

Intaa Waxaa aad u tarmay Awbeere Gari wuxuuna dhalay 2 Wiil oo ah

1 Hassen

2 yaxhye

3 Tarorsame

Hassan aaad bu u Tarmay wuxu dhalay 4 nin

A. Isxaaaq Hassen

B. Cumar Hassan

C. Yusuf (baabul qurux)

D. Sheikh abayonis


Cumar Hassan aad bu u Tarmay wuxu dhalay 4 nin .waxaa liisku dhahaa 4 ta beenool Cumar Hassan wuxuu aadey Gobolka bay.

A. Maxamed Dhere

B. Owooy

C. Birkan

D. Diigole

Isxaaaq ayaa ah Tirada ugu badan Marka magaca Geri lagu abtirsado

1 Reer maxamuud (maxamud Ahmed)

2 Cabdale Ahmed

3 muxumed Ahmed (Bac-kasiiye)

4 cumar Ahmed

5 muuse Ahmed

6 Abrhahim iyo adan isxaaq


Reer maxamud oo Curadka Ahmed isxaaaq ah uu Tarmay wuxu dhalay 5 wiil

1 Reer muumin

2 Reer aaadan

3 Reer saalax

4 Abdirixiin maxamuud

5 idreys maxamuud

Abdale ahmed uu Tarmay wuxu dhalay 3 wiil

1 bahawiyo

2 Jibrail

3 cawro