Jump to content

Bogga Hore

Ka Wikipedia


Ku soo-dhawoow Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah qofwalbana wax ka bedeli karo.
Maanta oo ah Jimcadda, 8 Nofeembar waxaa Wikipediyaha afka soomaaliga ku jira 8,089 maqaal.


 



Warbixinta Wikipediaha

Wikipedia waa mashruuc luqado kala duwan leh, kaasoo ujeedadiisa ay tahay in la sameeyo goobo maqaalada lagu qoro kuwaasi oo sii bata lana sii saxo. Maqaaladaasi oo ay u fasaxanyihiin dhammaan dadka oo dhan uusan qofna ku doodikarin in ay yihiin kuwiisa. Wikipediaha luqada Ingiriiska waxaa la bilaabay 2001 midkiisa afka soomaaligana waxaa la'bilaabay 2004. Caawinaad waxaad ka helaysaa Boga caawinaada; Qoritaanka maqaalada waxaad ku barbarankartaa Bacaadka dhinaca Ingiriiska sand box, meeshaasna waxaad wax ugu tijaabinkartaa sidii aad doontid. Samenyta Bacaadka afka soomaaliga waa lagu guda jiraa

Wikipedia af-Soomaali

Boggani wikipedia waxa uu gaar u yahay maqaalada ama qoraalada ku qoran afka soomaaliga. Qof walba wuxuu awoodaa inuu ku qoro uuna aqriyo ama uu dib u habeeyo qoraalada ku qoran boggan.

Boggung wikipedia weyba gaar ing eya dhigmiyaalk liki dhiki alif Soomaali, weybuwa meel lang welbow abtugaal iyo dhigmsuubis ka kordhiye koro.

Baalakan wikipediyade waxe qaas an ey dhamaan walii af Soomaali ka dhikanyee. Qof kaste aqristee karee wane wal ka bedelee karee dhamaan maqaalyaalke baalakan ka dhikanyee.

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
WikiQaamuus
Qaamuus
Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews
Warrarka
Commons
Feylasha guud
Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipedia languages

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 8,089 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All