Jump to content

2010

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 18:18, 29 Abriil 2010 ee 41.245.3.12 (wadahadal) (Bog cusub: Taariikhda dagmada Qubbi ogaden region Qubbi waa dagmo xigeen katirsan gobolka fiiq ee ciida ogadenia, Qubbi waxay kutaalaa dhinaca wuuqooyi galbeed ee ogadenia waxay xuduud la,leedahay o...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Taariikhda dagmada Qubbi ogaden region Qubbi waa dagmo xigeen katirsan gobolka fiiq ee ciida ogadenia, Qubbi waxay kutaalaa dhinaca wuuqooyi galbeed ee ogadenia waxay xuduud la,leedahay oromiya. taariikh ahaan Qubbi waa dhul aad ubalaadhan oo kudhareran xuduuda oromiya iyo gobalka fiiq waxaa daga reer ahaan qabiilka reer sacad sida. reer indha god reer gomaxile ree cabdalle habaryaasuf ree abuukao iyo shan jilib oo katirsan qabiilka reer sacad hadaba aan eegno dhinaca khayraadka dagmada waxyaabaha laga helo waxaa kamid ah xabagta, malmalka ,hadiga,fooxa,beeyada,iyo dhamaan noocyada xabagta ee kala duwan dhinaca xoolaha waxaa kayimaada markii la,eego dhica gobolka nogbeed waa xoolaha oogu waawayn ee deegaanka adhigeeda iyo midka kale ee laga keeno gobolada kale isku mid ma,aha iyo waliba geela . Qubbi waxaa inbadan kasocday colaad aad udheer oo soo afjaranatay 2005 tii taas oo kadhici jirtay dhinaca shishe ee xuduuda uromiya iyo Qubbi hase yeeshee ay hada soo gabagabwday. dhinaca kale waxaa halkaas aan inaba hayaraatee aan lagaynin wax waxbarasha ah taas oo laga galay umada dagan dagmadaas Qubbi balse ay hada xawli kusocoto hawlaha dhaqdhaqaaqeed ee kajira . waxaa haatan gaadhay nadaamka dawlada deegaanka soomalida gudoomiyaha hada waa makhtal xaashi iyo kuxigeenkiisa iyo shaqaale hoosaad.