Jump to content

Dubniyaam

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:13, 28 Mey 2015 ee AbshirBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Badal qurxin ah)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Dubniyaam


Dubniyaam (ingiriis: Dubnium) astaanta (Db) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-shan (105). Curiyaha Dubniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 5aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 268.

Curiyaha Niyobiyaam waxaa loogu magac daray magaalad Dubna ee ku taala dalka Ruushka, meeshaas oo markii ugu horeeysa laga helay. Birtan waa mid aad culus oo ka mid ah biraha guruubka d-block.