Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Miro

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y Robot: Adding kk:Жеміс
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
 
(19 intermediate revisions by 12 users not shown)
Safka 1: Safka 1:
[[File:Fruit_Stall_in_Barcelona_Market.jpg|thumb|Miro]]
[[File:Fruit_Stall_in_Barcelona_Market.jpg|thumb|400px|Noocyo badan oo Midhaha ka mid ah isla markaana kala duwan.]]
'''Miro''' waa wax lacuno oo geed ka boxo. miraha badankood waxoo dhaxda kuleeyahy, hilib macaan oo lacuni karo. miraha wee kala duwanyihiin. Miro waxaa jiro shimbiraha ama xayawaanaadka ee cunaan, oo bini aadanka cuni karin, miro neh biniaadanka ayaa cuni karo, ayaga oo kale dhadham duwan. miraha qaarkood cuntada ayaa lagu sameeyaa, ama sidiisa ayaa lagu cunaa.


'''Miro''' sidoo kale loo yaqaano '''Midho''' ({{lang-ar|ثمرة}} {{lang-it|frutto}} {{lang-en|fruit}}) waa maxsuulka taranka [[geed]]ka. Midhuhu waxay ka samaysmaan marka bacariminta [[ubax]]u dhaco, waxaana badhtanka ku jira lafta tafiiranka [[dhir]]ta.


Midhuhu waa [[cunto]] la cuni karo. Miraha badankooda waxay dhexda
kuleeyihiin hilib macaan oo lacuni karo.


Midhuhu weey kala duwan yihiin, qaarkood waa [[sun]] aanu [[xayawaan]]ku cuni karin, qaar kale aad ayay u macaan yihiin oo bini aadanka iyo noolaha kale ayaa quuta.
Luuqad ahaan midhaha waxaa loo yaqaan kuwa hilibka haragga ama maqaarka hoostiisa ku leh, kana sii hooseeyaan miro (dib loo abuuri karo) sida: tufaaxa, cambaha, liinta, canabka seeytuunka iyo kuwa la midka ah. Dhinaca kale, waxaa jira midho (dalag)kale oo aan loo aqoon midho sida: digirta, galeeyda, masagada, bariiska iyo kuwa la midka ah.
Midhuhu, sida badan waxaa eey ka sameeysmaan wax ka badan hal ubax oo isu tagay (bacrimay). Ka dib bacrimintaas, midhuhu waxaa uu ka abuurbaa hal ubax si midhuhu uga helo nafaqo joogto ah geedka uu ka abuurmayo. Midhahaas marka uu bilaabmo koritaankiisa, waxaa uu yeeshaa harag ama maqaar si hilibkii gudaha uGu abuurmo ugana xafidmo ciida iyo cayayaanka. Ka dib waxaa uu maraa koritaan badan sida: cagaar aan la cuni Karin iyo inuu weeynaado oo ka dibna bislaado.


== Miraha beerta Ceeden. ==
Ilaahay baa miro abuuray.
Aadan iyo Xaawa waxay ku noolaayeen beertii Ceeden. Taasi meel qurux badan bay ahayd oo waxaa ku yaallay webi iyo geedo miro leh iyo xayawaan kala duwan baa ku noolaa. Ilaahay [[Nebi Aadam#Addam ah Kitaabka Quduuska|Aadan]] wuu ka mamnuucay inuu cuno geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta. Ilaahay wuxuu ku yiri geedaha mid ka mid ah waxba ha ka cunina.<ref>[https://www.jw.org/so/wargeysyada/maxaa-cusub/dhegeyso-oo-noolow/nolosha-jannada-dunida/ Sidee Bay Noloshu Ahayd Bilowgii?]</ref>


{{Gumud}}


[[Category:Midho]]


{{gumud}}

[[Category:Bayoloji]]

[[am:ፍራፍሬ]]
[[an:Fruito]]
[[ang:Wæstm]]
[[ar:فاكهة]]
[[arc:ܐܒܐ (ܦܐܪܐ)]]
[[ay:Achu]]
[[az:Meyvə]]
[[ba:Емеш]]
[[bat-smg:Vaisios]]
[[be:Садавіна]]
[[be-x-old:Садавіна]]
[[bg:Плод]]
[[bn:ফল]]
[[bo:ཤིང་ཏོག]]
[[br:Frouezh]]
[[bs:Plod]]
[[ca:Fruit]]
[[ch:Inasahan]]
[[chy:Mene]]
[[ckb:میوە]]
[[cs:Plod (botanika)]]
[[cy:Ffrwyth]]
[[da:Frugt]]
[[de:Frucht]]
[[el:Καρπός]]
[[en:Fruit]]
[[eo:Frukto]]
[[es:Fruto]]
[[et:Vili]]
[[fa:میوه]]
[[fi:Hedelmä]]
[[fj:Vua]]
[[fr:Fruit]]
[[ga:Toradh]]
[[gan:水果]]
[[gd:Meas]]
[[gl:Froito]]
[[gn:Yva]]
[[he:פרי]]
[[hi:फल]]
[[hr:Plod]]
[[hsb:Płód]]
[[ht:Fwi]]
[[hu:Gyümölcs]]
[[hy:Պտուղ]]
[[id:Buah]]
[[io:Frukto]]
[[is:Ávöxtur]]
[[it:Frutto]]
[[iu:ᒪᒪᖅᑐᖅ, ᓰᕐᓇᖅᑐᖅ ᐱᕈᖅᑐᖅ]]
[[ja:果実]]
[[jv:Woh]]
[[ka:ნაყოფი (მცენარე)]]
[[kg:Mbuma]]
[[kk:Жеміс]]
[[kn:ಹಣ್ಣು]]
[[ko:열매]]
[[ku:Fêkî]]
[[la:Fructus]]
[[lbe:Ахъулсса]]
[[lmo:Fröt]]
[[ln:Mbuma]]
[[lt:Vaisius]]
[[lv:Auglis]]
[[map-bms:Uwoh]]
[[mg:Voankazo]]
[[ml:ഫലം]]
[[mr:फळ]]
[[ms:Buah]]
[[nap:Frutto]]
[[nl:Vrucht (plant)]]
[[nn:Frukt]]
[[no:Frukt]]
[[nrm:Frit]]
[[oc:Fruch]]
[[pcd:Frut]]
[[pl:Owoc]]
[[pnb:پھل فروٹ]]
[[pt:Fruto]]
[[qu:Ruru]]
[[ro:Fruct]]
[[ru:Плод]]
[[rw:Urubuto]]
[[sa:फलानि]]
[[scn:Fruttu (butànica)]]
[[sco:Fruit]]
[[se:Šattus]]
[[sh:Plod]]
[[simple:Fruit]]
[[sk:Plod (rastlina)]]
[[sl:Plod]]
[[sn:Muchero]]
[[sq:Fruti]]
[[sr:Плод]]
[[su:Buah]]
[[sv:Frukt]]
[[sw:Tunda]]
[[ta:பழம்]]
[[te:పండు]]
[[tg:Мева]]
[[th:ผลไม้]]
[[tl:Bungang-kahoy]]
[[tr:Meyve]]
[[udm:Емыш]]
[[ug:ظاصتاص يئضةن مئؤة]]
[[uk:Плід]]
[[ur:پھل]]
[[vi:Quả]]
[[wa:Frut]]
[[war:Bunga]]
[[xal:Земш]]
[[yi:פרוכט]]
[[zh:果实]]
[[zh-min-nan:Kóe-chí]]
[[zh-yue:果]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 04:50, 14 Oktoobar 2021

Noocyo badan oo Midhaha ka mid ah isla markaana kala duwan.

Miro sidoo kale loo yaqaano Midho (Af Carabi : arAf-Taliyaani : frutto Af Ingiriis : fruit) waa maxsuulka taranka geedka. Midhuhu waxay ka samaysmaan marka bacariminta ubaxu dhaco, waxaana badhtanka ku jira lafta tafiiranka dhirta.

Midhuhu waa cunto la cuni karo. Miraha badankooda waxay dhexda kuleeyihiin hilib macaan oo lacuni karo.

Midhuhu weey kala duwan yihiin, qaarkood waa sun aanu xayawaanku cuni karin, qaar kale aad ayay u macaan yihiin oo bini aadanka iyo noolaha kale ayaa quuta. Luuqad ahaan midhaha waxaa loo yaqaan kuwa hilibka haragga ama maqaarka hoostiisa ku leh, kana sii hooseeyaan miro (dib loo abuuri karo) sida: tufaaxa, cambaha, liinta, canabka seeytuunka iyo kuwa la midka ah. Dhinaca kale, waxaa jira midho (dalag)kale oo aan loo aqoon midho sida: digirta, galeeyda, masagada, bariiska iyo kuwa la midka ah. Midhuhu, sida badan waxaa eey ka sameeysmaan wax ka badan hal ubax oo isu tagay (bacrimay). Ka dib bacrimintaas, midhuhu waxaa uu ka abuurbaa hal ubax si midhuhu uga helo nafaqo joogto ah geedka uu ka abuurmayo. Midhahaas marka uu bilaabmo koritaankiisa, waxaa uu yeeshaa harag ama maqaar si hilibkii gudaha uGu abuurmo ugana xafidmo ciida iyo cayayaanka. Ka dib waxaa uu maraa koritaan badan sida: cagaar aan la cuni Karin iyo inuu weeynaado oo ka dibna bislaado.

Miraha beerta Ceeden.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ilaahay baa miro abuuray. Aadan iyo Xaawa waxay ku noolaayeen beertii Ceeden. Taasi meel qurux badan bay ahayd oo waxaa ku yaallay webi iyo geedo miro leh iyo xayawaan kala duwan baa ku noolaa. Ilaahay Aadan wuu ka mamnuucay inuu cuno geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta. Ilaahay wuxuu ku yiri geedaha mid ka mid ah waxba ha ka cunina.[1]

  1. Sidee Bay Noloshu Ahayd Bilowgii?