Welcome!

edit

Hello, Moosman53, and welcome to Wikipedia! Thank you for your contributions. I hope you like the place and decide to stay. Here are a few links to pages you might find helpful:

You may also want to complete the Wikipedia Adventure, an interactive tour that will help you learn the basics of editing Wikipedia. You can visit the Teahouse to ask questions or seek help.

Please remember to sign your messages on talk pages by typing four tildes (~~~~); this will automatically insert your username and the date. If you need help, check out Wikipedia:Questions, ask me on my talk page, or ask for help on your talk page, and a volunteer should respond shortly. Again, welcome! Jimfbleak - talk to me? 12:40, 11 August 2019 (UTC)Reply

Hi I don’t know I’m not find at my whole writing my talk page? When I try to open The history I wrote I couldn’t so what is going on?

Writing it’s not a searchable I don’t know why? Moosman53 (talk) 19:32, 2 March 2020 (UTC)Reply

Taariikhda Sheikh Muxumad Hussein’s, ratliyalaahu canhu.

edit

Taariikhda Sheikh Muxumad Hussein’s, ratliyalaahu canhu. Wuxuu ahaa daaci ku xeeldheer diinta islaamka. Waxaa lagu tilmaamay in uu ahaa, nin samaafalka jecel. Oo u gargaara dadka. Sheikh Muxumadʼs nooma kala cada taariikhdii uu dhashay ama uu dhintay. Balse waxaa lagu qiyaasaa sanadihii 1600 kii. Sidaas oo kale ma hayno halkii uu ku dhashay, waxaase uu ku dhashay Gobolada Shabeelaha Hoose ama Jubooyinka meel ka mid ah. Wuxuu ahaa, Macalimmkii mandaqada Koonfurta dalka Somaliya. Sheikh Muxumadʼs Wuxuu ahaa, Halyeey Somaliyeed oo la dagaalamay, mustacmarkii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee dalka Somaliya ku soo duulay. Dagaalkaas oo uu isaga ku adkaaday, uuna ku dilay, ninkii Ciidamada Ingriiska madaxda u ahaa ee lagu magacaabi jiray, ( Elian ) Sheikh Muxumadʼs wuxuu ahaa, ninkii bilaabay deegaanka Dhakaajo Bardheere. Wuxuu Dhakaajo isugu keenay Beelo Somaliyeed iyo Beeshiisa, Sheikhaal Fiqi Omarʼs. Sheikhu wuxuu ka dhashay Beesha Sheikhaal Aw,Qudub, Aw,Cabdalle gaar ahaan Jufada Reer Sheikh Cas. Balse dhaqanka Sheikh Muhumed Husseinʼs wuxuu aha baa la yiri, Shaqsi Ummada Somaliyeed dhammaan u dhexeeyo Jareer iyo Jileecba. Caruurtii uu Dhalay, Sheikh Muxumadʼs? “ Caruurta uu dhalay waxay kala ahayeen? •Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumad, •Nuuroow Sheikh Muxumad, •Mursal Sheikh Muxumad, •Abdikarim Sheikh Muxumad •Ruqiyo Sheikh Muxumad iyo Ali Sheikh Muxumad. Taariikhda Sheikh Muxumad Hussein.” Halkan kuma soo koobikarno, waase wax yar oo ka mid ah Taariikhdiisa. Sheikh Muxumad Hussein” wuxuu ahaa madaxdii dadkii la dhihi jire (Aji) sida lawada ogyahayna Aji” dagaal ayeey ku qaaday dadkii halkaas hortood daganaa oo Booranta iyo Wardeeyda la dhihi jiray, (Kush Peopleʼs) Dadka waagaas waxaa la dhihi jiray, Aji iyo Ajuuraan. Colkaas Aji ka hore majirin oo Aji ayaa bilaabay. Dadkaas Kushka ahna waxay daganaayeen, inta u dhexeysa labada wabi ee Jubba iyo kan Taana Riiva Kenya. Nimankaas lagu magacaabi jiray Ajiga oo Qaybaheeda kala ahaa, marka laga reebo Ajuuraan” wexey qabsadeen dhamaan dhulkii ay daganaayeen, Wardayda iyo Booran. Waxay la wareegeen inta u dhexeysa labadaas Wabi ee Jubba iyo Taana Riva. Sheikh Muxumadʼs oo aan marnaba raali ahayn dagaalka lagu qaaday dadkaas. Intaas ka dib, Sheikh Muxumad Husseinʼs wuxuu fariin u diray, dadkaas is biirsaday ee la dhehi jiray, Aji.” Sheikh Muxumad wuxuu u soo jeediyay in ay dagaalka la joojiyo oo Aji” dib uu u soo laabto. Asaga oo raadinaaya nabad iyo in aan dadka la dhibaataynin. Bals Colkii Ajiga ee Somalida ahaa way ka dhaga adeegeen baaqii Sheikh Muxumad Husseinʼs. Gabogabo weeyn iyo xasuuq aad u daran ayaa qabsaday colkii Ajiga. Oo hadana iyagii dib isu sii xasuuqay. Intaas kadib Aji” dhulkii ayuu qeebsaday. Ka dibna Dhulkii ayeey qaybsadeen. Balse Sheikh Muxumad Husseinʼs waa uu diiday in dhulkaas ay Sheikhaal Qaybteeda ay qaadato. Wuxuuna yiri, ma dooneeyno dhul dadkii daganaa xoog looga qaatay in aan qayb ka qaadano. Waayo taasi waa musiibo Musiibo aduun iyo aakhiraba. Taariikhda Sheikh Muxumad Sheikh Hussein iyo wiilkiisa Sheikh Axmadeeyʼs, Waxaa iga caawiyey, Farax Abdulle Abdiraxman iyo Ugaas, Deeqoow Muxumad Abdisitaar iyo Garyaqaan Mohamed Khaliif Hassan. Taariikhda Sheikh Muxumad Sheikh Hussein wali waa socotaa oo ma dhamaan. Fatlan wixii khalad aad ku aragto nala soo xiriir si aan u saxno. Mahadsanidiin Qoraa, Mohamed Omar Osman

Taariikhda Sheikh Axmadeey” Sheikh Mixumad.”

edit

•Taariikhda Sheikh Axmadeey” Sheikh Mixumad.” Markaan wax yar oon ka soo xigtay odayaasheenii Halyeey wadani Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs Wuxuu ku dhashay Tuulada Dhakaajo oo dagmada Baardheere u jirta ila 15km. Sanadka uu dhashay oo sax ah lama hayo balse qiyaastii waxay ahayd sanadii 1719. Waxay dhakaajo ku taala wabiga Jubba. Wuxuu ku laha dhul beereed lagu qiyasay 275 hictar. Dhulkaas oo ah dhul deegaan ahna dhul aad ogu wanaagsan beerashada dalaga noocyadiisa. Dhulkaas oo ah dhul Sheikhaal khasatan Reer Aw,Caballe Aw,Qudub. Waxaa gacanta ku hayo, awladii uu dhalay Sheikh Muxumad Hussein. Waxana kamid ah Sheikh Abdikariim Sheikh Osman iyo dad badan oo uu dhalay, Sheikh Muxumad Sheikh Axmadeey iyo dad badan oo uu dhalay, Dr Maxamed Sheikh Abdikariim Sheikh Cusman. Halyeey Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs intaa kadib, waxaa dilay oo waliba daldalaad ku sameeyay, gumaystihii Ingiriiska. Xilligii isticmaarka Sheekha Axmadeey wuxuu ahaa nin daaci diimeed ah, kana soo horjeeday afkaarta mustacmarka ah. Maadaama uu ahaa nin aqoonyahan ah waliba aad ogu xeel dheeraa, arima diinta iyo xaquulal insaanka. Wuxuu Sheekhu ka dhex muuqday liidharna u ahaa, Qabaa'illadii Somaliyeed ee deeganka daganaa. Sheikh Axmadeey wuxuu iclaamiyay si layskaga kor qaado mustacmarka najista ah oo diintii iyo dadkii islaamka ahaa fitno ku dhex wada . Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs markii uu jaajuusiintii isticmaarku ay ogaaden in la helay sirtiisi iclaaminta Jihaadka lala galaayo gaalada, Sheikhu waa la soo qabtay. Waxaana lala soo qabtay dadkii ka qaatay fikirkiisi ee deegaanka. Waxa lagu qiyaasay ilaa 40 Nin oo ahaa wax garadkii deegaanka ee la soo farmuuqay. Ragaas oo ahaa kuwii damiirka iyo dadnimada lagu tuhmayay ee deegaankaas. Waxaa dadkaas hogaan u ahaa, naxariistii Janno Alle ha siiyo,e Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumad Hussein. Waxaana lagu soo xirxiray, silsilado oo lugaha iyo gacmahaba. Ayaga oo waliba lagu soo xirxiray Awr Geel ah seentiisa. Gumaystuhu waxaa saldhig u ahaa magaalada Kismaayo. Sidaas daraadeed ayay si xun oo xanuun badan loogu gaystay safarkii geerida naxdinta iyo xusuusta kululayd, nagu reebta. Walina lama hayo cid diiwaankaasi daba gashay. Allaha swt ha naxariisto dhamantood, waxay ahayeen mushaahidiin lahubo. Sida Alle noogu cadeeyay kitaabkiisa kariimka. Jannatul firdowso allaha ku marti qaado Sheikh Axmedy Sheikh Muxumad iyo xirtiisiiba. Markii lamarayay Halka lagu magacaabo Sacmooja ee Kismayo Vi Afmadoow, ayaa sida la sheegay mar kaliya laga dhexwaayay halkuu kaga furtay Sheikhu, maxaabiistaasi kale. Balse waxaa la sheegay in uu ku geeriyooday Sacmoojo oo Kismayo u muuqata. Sacmojo waa geed yaaq ah oo magaalada Kismayo caan ka ah. Cid walbana oo xirtiisii ahaydna ay ku sheegeen, in uu halkaas la soo gaaray. Balse intaas ka dib, aan la xaqiijin karin halka uu Jan iyo cirib dhigay. Raxiima Allaah. Xigasho, Garyaqaan, Mohamed Khaliif Hassan Sheikh Osman. Yaa la dhashay Halyeey, Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs? Waxan haya in ay la dhasheen afar rag ah iyo hal dumar ah. Balse sax ma ila ahan oo aniga aya wada garaneeynin. Inta aan hayo waa, Abdikariim Sheikh Muxumadʼs, Mursal Sheikh Muxumadʼs, Nuuroow Sheikh Muxumadʼs iyo Ali Sheikh Muxumad. •Gabdhaha” Ruqiyo Sheikh Muxumadʼs, Maxaa Caruur ah oo uu dhalay Halyeey, Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs? Afar rag ah iyo afar dumar ah ayaan aniga ogahay. Ragga waxay kala yihiin, Sheikh Osman Sheikh Axmadeey waa Curadkii Sheikh Axmadeey, Sheikh Abdullahi Sheikh Axmadeey, Sheikh Abdiraxman Sheikh Axmadeey, Sheikh Salax Sheikh Axmadeey iyo mid siduu u dhaqaaqay la waayey. Gabdhaha Sheikh Axmadeey, waxay kala yihiin, Amina Sheikh Axmadeey, Maryan Sheikh Axmadeey, Daynabo Sheikh Axmadeey iyo Zaynab Sheikh Axmadeey. Cidii xog dheeri ah haysa ama sidan wax ka badaleeysa, Taariikhda Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumad” fatlan noo soo gudbi. Qoraa, Mohamed Omar Osman

Dalka Somaliya Markii hore Hal Nin Xaarkiisa Ayaa Ka,Soo Uri Jiray, Balse Hada Toban Xaar Ayaa Ka Soo Uraaya!

edit

Dalka Somaliya Markii hore Hal Nin Xaarkiisa Ayaa Ka,Soo Uri Jiray, Balse Hada Toban Xaar Ayaa Ka Soo Uraaya! Muxuu Yahay Siyaasi? Siyaasiga Xaguu bulshada kaga jiraa? Siyaasiga Shaqadiisa maxay tahay? Ka dib markii aan u kuurgalay waxa ay yihiin, kooxda ama Qofka la yiraahdo, siyaasi waxa uu yahay? Waxaa ii soo baxday in siyaasiga uu yahay, Beenloow, Khaa,in, Tuug, iyo Ciyaala Suuq Ciidamo haysta. Kaas oo Bulshada Dhexdeeda hadba waxa uu doono ka sameeya. Waa wax la hubo in uu siyaasiga sidaas aan soo sheegay uu ku sifaysan yahay. Hadaba Su,aasha waxay tahay, bulshada ma u baahan tahay, Siyaasiga? Jawaabta aniga aan bixinaayo waa haa oo siyaasiga, Bulshada way u baahan tahay. Bulshada maxay ooga baahan tahay siyaasiga? Bulshada waxay oga baahan tahay maamulkiisa xaaraanta ku dhisan hadii la waayo, waxaa soo baxaayo wax siyaasiga ka sii xun. Oo waa maxay waxa Siyaasiga ka sii xun? Qof walba oo maamul haya wuxuu ku kor fadhiyaa, Xaar. Marka Xaar ninkii ku fadhiyey hadaad ka kiciso, waa in aad nadaafad ka samayn karto xaarkii uu ninkaas ku fadhiyey. Hadii adan wax nadiifin karin, ninka xaarka uu ku fadhiyo, ha ka kicinin. Hadaad ka kiciso, qurun iyo wax isaga ka sii xun ayaa meesha ka soo baxaaya. Markii hore hal nin iyo xaarkiisa ayaa noo,soo uri jiray, balse hada toban xaar ayaa noo uraysa! Qoraa Mohamed Omar Osman

Waa Maxay Boqor, Ugaas, Malaaq, Suldaan iyo Garaad?

edit

Waa Maxay Boqor, Ugaas, Malaaq, Suldaan iyo Garaad? Waa Niman haysta xukun beeleed dhaxaltooyo ah. Hadaba xukun dhaxaltooyo ku dhisan, ma yahay wax la Qaadan karo? Jawaabtu waa maya oo lama Qaadan karo. Balse waa la Qaatay oo waxaa ku dhaqma dhamaan Beelaha Somaliyeed iyo inta badan wadamada Caalamka. Akhristoow aan mid kuu cadeeyo, aniga Mohamed ahan ma ahaa in aan diidanahay in beelaha ay horjooge lahaadaan, balse waxaan rabaa horjoogahaasi in uu doorasho dadka uu Horjoogaha u yahay uu ku yimaado waana in uu lahaada mudo la isla ogyahay oo uu xilka kaga dhamaanaayo isla markaasna Horjooge kale Beesha ku dooraneeyso. Waxaan ka soo horjeedaa abahay ayaan ka dhaxlay Kursiga Booqornimada, Suldaanimada, Ugaasnimada, Garaadnimada iyo Garaadnimada. Waxaa in la ogolaado aan haboonayn ama aan xaq ahayn, nin ku leh waryaa aniga ayaa in aan kuu taliyo dhaxal aabahay u helay? Sida xoolaha Geela, Lo,da iyo Ariga aan u leenahay oo kale. Waxaan soo jeedinayaa in la joojiyo dhaqamada xun,xun ee ku dhisan dhigtatooriyada. Sida Boqorka Suldaanka,Ugaaska, Garaadka iyo wixii la mid ah Kuwaas oo Somalida caado u ah in la iska dhaxlaayo. Meesha Ummada Somaliyeed ay ka nuuxsan wayday ee dib u dhaca badan iyo dagaalada macna la,aanta ahba u keenay waa taas. Mida kale oo aan rabo in aan iftiimiyo oo hoosta ka xariiqo ayaa waxay tahay, Dhigteeytar Beeleedka ayaa saldhig u ah, dhigtatoor Dowladeedka. Oo hadii Horjooge Beeleedka ay Beelaha marba ninka ay u arkaan in uu istaahilo Hogaankooda ay soo doran lahaayeen mar walba, waxaa la waan lahaa Dhigtatoor Dowladeed kaligiis taliska ah. Sidaas darteed waxaan Ummada & dhamaan inta xukunada noocaas ah ku hoos nool aan kula talinayaa in aan iska Cayrino Dhigtatoor Beeleedyada dhaxaltooyada ku dhisan!!! Qoraa, Mohamed Omar Osman

“Qaybtii 2Aad ee Shirkii Dhirta Somaliya”

edit

“Qaybtii 2Aad ee Shirkii Dhirta Somaliya” Dhirtii dalka Somaliya ayaa isu wabar wacdeen. Waxaa isu yimid dhamaan Dhirta noocyadeeda kala duwan. Dhirta shirka ka soo qaybgashay waxaa ka mid ah, Galool ama Maygaag, Xarar, Qannsax, Qooqoon, Marmardool ama Fandhaalaqor, Tugeer, Barde, Hareeri, Labi, Gob iyo Qaar kale oo badan ayaa ka soo muuqday madasha shirwaynaha ee Dhirta Somaliyeed. Waxay iska dhexdoorteen, shir gudoon iyo afhayeen. Waxaa gudoonka loo doortay, Golal, ku xigeenka waxaa loo doortay, Qannsax, afhayeenka waxaa loo doortay, Xarar. Waxa bilaawday shirkii. Waxaa su,aalo iyo wada hadal bilaabay Ergadii shirka Dhirta Somaliya. Ogu horayntii waxaa shirka lagu furay aayado Quraanka kariimka. Ka dib waxaa shirka furay, La soco Qaybta 3aad Qoraa Mohamed Omar Osman

Muslinimooy Xaal Qaado

edit

Khaatul dadka gowraca, marka uu muslimnimooy ku sheegtay, muslimnimooy xaal qaado. Mid banbaano isku soo xir,xira oo dadka ku xasuuqa, marka uu mulimnimooy ku sheegtay, muslimnimooy xaal qaado. Nin xoolaha dadka xooga oo sakawaad ola baxay oo xaaraanta aan ka dhoowrsan, marka uu mulimnimooy ku sheegtay, muslimnimooy xaal qaado. Duqoowdii islaamka iyo da,yartii muslimiinta diintii way ka cararayaan dugaag baa ku sheegtay, darajo badan diintii Islaamkaay duliga ku sheegtay in Alle kaa dulqaado aamiin aamiin aamiin dheh. Mohamed Omar Osman

How many members of Congress are there?

edit

How many members of Congress are there? There are 435 voting members in the House of Representatives and 100 members in the Senate. Is House of Representatives Congress? How many congressmen are there in each state? Each state sends two Senators to represent their state in the U.S. Senate. However, in the House of Representatives, a state's representation is based on its population. For example, smaller states like Vermont and Delaware have one representative while large states like California have 53 representatives. Writer, Mohamed Omar Osman

Diinta islaamka waa xalka dhibaatooyinka Aduunka.

edit

Diinta islaamka waa xalka dhibaatooyinka Aduunka. Balse goormay xal noqon kartaa, diinta islaamka? Waxay xal noqon kartaa, marka dadka islaamka ah ay diinta Alle isku si u wada fahmaan. Faham la,aanta diinta Alle waxay keentay, dhibaatada ay maanta kujiraan, dhamaan dadyoowga Aduunkan ku nool. Sidaas darteed, Qof walboow raadi sidii aad ku fahmi lahayd diinta islaamka. Inta adan wax ku dhibaataynin magaca diinta islaamka ee xaqa ah. Ka dhex bax, Allah swt iyo adoomadiisa. Ku mashquul nolosha naftaada iyo tan caruurtaada. Ku camal fal, 5Ta Tiirul Islaam. Ha kaa nabad galaan adoomada Alle. Si aad adiguba u nabad gasho. Istoowdicukumulaah Allaahu ma balaqd Qalinkii, Mohamed Omar Osman

Do You Know, The Best Religion, The Best Country And The Best People in the World?

edit

Do You Know, The Best Religion, The Best Country And The Best People in the World? The best language in the world ​​is Arabic. The best religion in the world is Muslim. The most Harmful religion is the Islam religion. The best people are in the world is New Zealand. The worst people in the world are Arabs. The world's most generous people are Indonesia. The most popular people in the world are the UK. The most smartest people in the world are Israel. The most peaceful people in the world are Iceland's. The most dangerous country in the world are Qatar. The richest country in the world are Somalia. The poorest people in the world are Somalis. The most corrupt country in the world Ukrainian and Somalia. Follow article Second. Sincerely, writer, Mohamed Omar Osman Moosman53 (talk) 15:25, 14 November 2019 (UTC)Reply

About today's edits

edit

Hello, Moosman53, and welcome to Wikipedia! While efforts to improve Wikipedia are always welcome, unfortunately your contributions are not written in English that is good enough to be useful. You appear to be more familiar with Somali; did you know there is a Somali Wikipedia? You may prefer to contribute there instead. In any case, welcome to the project, and thank you for your efforts! John of Reading (talk) 15:21, 21 April 2020 (UTC)Reply

History of Sheikh Muhammad Hussein's,

edit

History of Sheikh Muhammad Hussein's,

He was an expert preacher in Islam.  He was described as a philanthropist.  And help people.  Sheikh Muhammad's date of birth or death is unknown.  But it is estimated in the 1600s.  Similarly, we do not know where he was born, but he was born somewhere in the Lower Shabelle or Juba regions.  He was a teacher in the South of Somalia.
Sheikh Muhamad's He was a Somali hero who fought against the British and Italian invaders who invaded Somalia.  In that battle, he defeated and killed the man who was the leader of the British forces.
(Elian) Sheikh Muhamad's was the man who started the area of ​​Dhakajo, Bardheere.  He brought Somali communities and his community together in Dhakaajo area,
Sheikhal Fiqi Omarʼs.  The Sheikh Muhumed was born from the community of Sheikhal Aw, Qudub, Aw, Abdalle, especially sub clan Sheikh Ahmed As.  But the tradition of Sheikh Muhumed Hussein's is what it is said, the personality of the Somali nation is between all Somali clans he’s was fair.
The children he gave birth to, Sheikh Muhamadʼs Hussein?
"Who an were his children?"
• Sheikh Ahmadey Sheikh Muhammad,
• Nurow Sheikh Muhumad, • Mursal Sheikh Muhumad, • Abdikarim Sheikh Muhumad • Ruqiyo Sheikh Muhammad and Ali Sheikh Muhuhmad.
History of Sheikh Muhuhmad Hussein.”
We will not summarize it here, but only a small part of his history.
Sheikh Muhuhmad Hussein" was the leader of the so-called Jire (Aji) like them
You know, Aji" waged a war against the people who lived there before them, who were called Boranta and Wardei, (Kush Peopleʼs). The people at that time were called, Aji and Ajuraan.  Aji did not have that fight before and Aji started it.  The Kush people lived between the two rivers of Jubba and Taana Riiva in Kenya.  Those men who were called "Ajiga" who were part of it, except "Ajuran" occupied all the land where they lived, Wardayda and Boran.  They took control between the two rivers of Jubba and Taana Riva.  Sheikh Muhamad's never condoned the war against those people.  After that, Sheikh Muhamad Hussein's sent a message to those people who were called, Aji.  Sheikh Muhammad suggested that the war should be stopped and Aji should return.  He is looking for peace and not to harm people.  But the Somali people of Ajiga listened to their service
the call of Sheikh Muhammad Hussein's.  The Ajiga's enemies were seized with great violence and massacres.  And now they massacred each other again.  After that, Aji" left the land.  Then they divided the land.  But Sheikh Muhamad Hussein's refused to take that land from the Sheikhal section.  He said, we don't want a land that was forcibly taken from its inhabitants to take part.  Because that is a disaster, a disaster in this world and the hereafter.
History of Sheikh Muhammad Sheikh Hussein and his son Sheikh Ahmadeyʼs, He helped me,
Farah Abdulle Abdiraxman and Ugaas, Deeqow Muhammad Abdisitaar and Lawyer Mohamed Khalif Hassan.
The history of Sheikh Muhammad Sheikh Hussein is still ongoing and not over.
Please contact us for any errors you see
correct.
Thank you
Author, Mohamed Omar Osman Moosman53 (talk) 15:19, 10 December 2022 (UTC)Reply

• History of Sheikh Ahmadey Sheikh Muhumad Hussein’s."

edit

• History of Sheikh Ahmadey" Sheikh Muhamad."

When I quote a little from our elders Sheikh Ahmadey Sheikh Muhamad's He was born in the village of Dhaka which is 15 km away from Bardhere district.  The exact year of his birth is not available, but it was approximately 1719. It is located on the Jubba river.  He has an agricultural land estimated at 275 hectares.  That land is a residential land and a very good land for the cultivation of different types of crops.  That land is the land of Sheikal, especially the Aw family, Aballe Aw, Qudub.  It is controlled by the family of Sheikh Muhammad Hussein.  Among them is Sheikh Abdikariim Sheikh Osman and many of his children, Sheikh Muhammad Sheikh Ahmadey and many of his children, Dr Mohamed Sheikh Abdikariim Sheikh Osman.  After that, Sheikh Ahmed Sheikh Muhammad's legend,
He was killed and also hanged
did it, British colonialism.  At the time of Sheikh Ahmadi's tenure, he was a religious preacher who was against traditional ideas.  Since he was a man of knowledge, he was very knowledgeable about religious issues and human rights.  He was a leader among the Somali tribes living in the area.  Sheikh Ahmadi has announced to raise the najista customs that are causing trouble between the religion and the people of Islam.
Sheikh Ahmadey Sheikh Muhamadʼs when the spies found out that his secret was found to declare Jihad against the infidels, the Sheikh was arrested.  He was arrested along with the people who took his ideas from the area.  It is estimated that about 40 men who were local intellectuals were arrested.  Those men who were suspected of morality and humanity in that area.
The leader of those people, may God grant him mercy, Sheikh Ahmadey Sheikh Muhammad Hussein.  They were tied up, with chains on their legs and hands.  They were also tied to a camel's saddle.  The colony was based in the city of Kismayo.  So it was a very painful and painful journey of death that left us with a painful and painful memory.  There is still no trace of the records.  May Allah swt have mercy on all of them, they were martyrs.  As Allah explained to us in His Holy Book.  May God bless Sheikh Ahmedy Sheikh Muhammad and his family.  When he was arrested in Sacmooja in Kismayo Vi Afmadowe, as it is said, he was only released from the place where Sheikhu, the other prisoners.  But it is said that he died in Sammoojo
Looks like Kismayo.  Sacmojo is a popular tree in Kismayo.  Everyone told him that he had arrived there.  But after that, it could not be confirmed where he put Jan and his heels.  May God be merciful.  Quote, Lawyer, Mohamed Khalif Hassan Sheikh Osman.  Who was born with the legend, Sheikh Ahmadey Sheikh Muhamadʼs?  I think they were born with four boys and one girl.  But it's not right with me and they don't know me.  I have Abdikarim Sheikh Muhamad's, Mursal Sheikh Muhamad's, Nurow Sheikh Muhamad's and Ali Sheikh Muhamad's.
“Girls”
Ruqiyo Sheikh Muhamadʼs, What children were born by the legend, Sheikh Ahmadey Sheikh Muhamadʼs?
I know four men and four women.  The men are, Sheikh Osman Sheikh Ahmadey is the eldest
Sheikh Ahmadee, Sheikh Abdullahi Sheikh Ahmadee,
Sheikh Abdiraxman Sheikh Ahmadey, Sheikh Salah Sheikh Ahmadey and one who went missing.  Sheikh Ahmadey's daughters are, Amina Sheikh Ahmadey, Maryan Sheikh Ahmadey, Daynabo Sheikh Ahmadey and Zaynab Sheikh Ahmadey.
Anyone who has additional information or changes in this way, the history of Sheikh Ahmadey Sheikh Muhammed, please send it to us.
Author, Mohamed Omar Osman Moosman53 (talk) 16:18, 10 December 2022 (UTC)Reply

Meeting, Wild animals in Somalia. Part 1.

edit

Meeting, Wild animals in Somalia. Part 1.

It is Wednesday, the month is March and the year is 1990.  The area is Agagagara, Hoosingow District.
They had a lot of feelings in the wild.  And their ears were standing.
They kept an eye on everything that was called shanqar.  Their noses are open to the smell of whatever is not part of them.
Gunshots rang out in the distance.  People & Animals were listening.
They called for an unusual meeting.
and came together, grass and pasture animals known as Ugarta.  They discussed it immediately, rather than having a meeting.  After a long discussion & analysis, they agreed that the venue of the meeting should be in Hoosingow District, Lower Juba Region.  When asked about the reason why they chose Hoosingow area, they said that it is their security area & Hoosingow area is located near the border with Kenya.  So that if they are attacked, they can easily move to the Kenyan border.
The issues they discussed in the meeting were, 3: The security of the pastures and also how to send envoys to the other wildlife of their neighbors.  Like those living in Kenya & Ethiopia.
Among the game animals that gathered at the meeting were,
 Elephants, Rhinos, Giraffes, Cows, Buffaloes, Bucks, Donkeys, Goats, Eel, Eel, Kashido, Balango, Sagaro, Rabbit, Squirrel & many more.
Every member of the Wilderness has sent a committee to attend the meeting.
Stay tuned for Part 2
Written by Mohamed Omar Osman
[email protected] Moosman53 (talk) 16:41, 10 December 2022 (UTC)Reply

“Waa Qaybta 2aad ee Shirkii Xayawaanka Duurjoogta Somaliya”

edit

“Waa Qaybta 2aad ee Shirkii Xayawaanka Duurjoogta Somaliya” Waxay guda galeen shirkii. Waxayna iska dhex doorteen shir gudoomiye & laba ku xigeen. Waxaa shir gudoomiye loo doortay, Maroodi. Waxaa labada ku xigeen loo kala doortay, Dabagaale & Biciid. Waxaa xughaynta guud ee shirka loo magacaabay, Kashiido. Waxaa shirka furay Maroodi. Waxaana agaasinka shirka si habsami ah u waday gudigii loo doortay. Waxaana la guda galay doodii Qodobada Shirka. Waxaa hadalka qaatay, Sagaaro. Waxay tiri, saaxiibayaal waa idin salaamay dhamaan ka soo qabgalayaasha shirka & inta naga maqan ee aan halkan jooginba. Sida aad ka war qabtaan wadankeena Somaliya xalad dagaal sokeeye ayeey u muuqataa in uu lugta la galay. Wadana haduu dagaal ka dhoco, dhib noocyo badan ayaa ka dilaaca. Aniga Sagaaro ahaan waxa iigu daran waxay tahay, Qof walba aniga ayuu i raadsanayaa si uu ii cuno. Waayo waan iska tabar yarahay Qof kastana wuu i qabsan karaa xitaa ciyaalka yaryar ayaa iska kay raadsanaaya. Waayo waxay ogyihiin in aan iska tabar yarahay. Sidaas darteed waxaan rabaa in aan hadaba iska sii gudbo xuduuda, si aan Kenya u galo. La soco Qaybta 3aad Qoraa Mohamed Omar Osman [email protected] Moosman53 (talk) 16:45, 10 December 2022 (UTC)Reply

"It is the 2nd part of the Somalia Wildlife Conference"

edit

"It is the 2nd part of the Somalia Wildlife Conference"

They entered the meeting.  They elected a chairman and two deputies.  An elephant was elected chairman.  The two deputies were elected, Dabagale & Bidid.  He was appointed as the secretary general of the conference, Kashido.
The conference was opened by Maaroodi.  The management of the meeting was conducted smoothly by the elected committee.  The discussion of the Articles of the Conference was held.  Sagaro took the floor.  She said, friends, I greet you all who attended the conference & those of us who are not here.
As you are aware of our country Somalia, a solution to the civil war seems to have entered the stage.
And if a country goes to war, many kinds of problems break out.  The worst thing for me as Sagara is, Everyone is looking for me to eat me.  Because I am weak and anyone can catch me, even small children seek me out.  Because they know that I am weak.  That is why I want to cross the border to enter Kenya.
Stay tuned for Part 3
Written by Mohamed Omar Osman
[email protected] Moosman53 (talk) 16:49, 10 December 2022 (UTC)Reply