Help:Editing: Difference between revisions

Content deleted Content added
Moosman53 (talk | contribs)
No edit summary
Tags: Visual edit Mobile edit Mobile web edit
Moosman53 (talk | contribs)
No edit summary
Tags: Visual edit Mobile edit Mobile web edit
Line 1:
<noinclude>{{pp-move-indef}}</noinclude>{{short description|Project help page}}
•'''''Taariikhda Sheikh Ahmadeey Sheikh Muhumad”'''''
<!-- Please note that this is NOT the place to practice editing pages! Instead, please use Wikipedia's sandbox: click in the Search bar at the top of the page, type "Wikipedia:Sandbox" (without the quotes) and press the Return or Enter key on your keyboard. -->
 
{{About|how to edit Wikipedia in general|the editing policy|Wikipedia:Editing policy|information on how and where you can contribute|Wikipedia:Contributing to Wikipedia|getting help from someone|Wikipedia:Questions}}
Halkan Ka Akhriso, Taariikhda Sheikh Axmadeey” Sheikh Mixumad.”
 
Markaan wax yar oon ka soo xigtay odayaasheenii Halyeey wadani Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs Wuxuu ku dhashay Tuulada Dhakaajo oo dagmada Baardheere u jirta ila 15km. Sanadka uu dhashay oo sax ah lama hayo balse qiyaastii waxay ahayd sanadii 1719. Waxay dhakaajo ku taala wabiga Jubba. Wuxuu ku laha dhul beereed lagu qiyasay 275 hictar. Dhulkaas oo ah dhul deegaan ahna dhul aad ogu wanaagsan beerashada dalaga noocyadiisa. Dhulkaas oo ah dhul Sheikhaal khasatan Reer Aw,Caballe Aw,Qudub. Waxaa gacanta ku hayo,
 
awladii uu dhalay Sheikh Muxumad Hussein. Waxana kamid ah Sheikh Abdikariim Sheikh Osman iyo dad badan oo uu dhalay, Sheikh Muxumad Sheikh Axmadeey iyo dad badan oo uu dhalay, Dr Maxamed Sheikh Abdikariim Sheikh Cusman. Halyeey Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs intaa kadib,
 
waxaa dilay oo waliba daldalaad ku sameeyay, gumaystihii Ingiriiska. Xilligii isticmaarka Sheekha Axmadeey wuxuu ahaa nin daaci diimeed ah, kana soo horjeeday afkaarta mustacmarka ah. Maadaama uu ahaa nin aqoonyahan ah waliba aad ogu xeel dheeraa, arima diinta iyo xaquulal insaanka. Wuxuu Sheekhu ka dhex muuqday liidharna u
 
ahaa, Qabaa'illadii Somaliyeed ee deeganka daganaa. Sheikh Axmadeey wuxuu iclaamiyay si layskaga kor qaado mustacmarka najista ah oo diintii iyo dadkii islaamka ahaa fitno ku dhex wada .
 
Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs markii uu jaajuusiintii isticmaarku ay ogaaden in la helay sirtiisi iclaaminta Jihaadka lala galaayo gaalada, Sheikhu waa la soo qabtay. Waxaana lala soo qabtay dadkii ka qaatay fikirkiisi ee deegaanka. Waxa lagu qiyaasay ilaa 40 Nin oo ahaa wax garadkii deegaanka ee la soo farmuuqay. Ragaas oo ahaa kuwii damiirka iyo dadnimada lagu tuhmayay ee deegaankaas.
 
Waxaa dadkaas hogaan u ahaa, naxariistii Janno Alle ha siiyo,e Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumad Hussein. Waxaana lagu soo xirxiray, silsilado oo lugaha iyo gacmahaba. Ayaga oo waliba lagu soo xirxiray Awr Geel ah seentiisa. Gumaystuhu waxaa saldhig u ahaa magaalada Kismaayo. Sidaas daraadeed ayay si xun oo xanuun badan loogu gaystay safarkii geerida naxdinta iyo xusuusta kululayd, nagu reebta. Walina lama hayo cid diiwaankaasi daba gashay. Allaha swt ha naxariisto dhamantood, waxay ahayeen mushaahidiin lahubo. Sida Alle noogu cadeeyay kitaabkiisa kariimka. Jannatul firdowso allaha ku marti qaado Sheikh Axmedy Sheikh Muxumad iyo xirtiisiiba. Markii
 
lamarayay Halka lagu magacaabo Sacmooja ee Kismayo Vi Afmadoow, ayaa sida la sheegay mar kaliya laga dhexwaayay halkuu kaga furtay Sheikhu, maxaabiistaasi kale. Balse waxaa la sheegay in uu ku geeriyooday Sacmoojo oo
 
Kismayo u muuqata. Sacmojo waa geed yaaq ah oo magaalada Kismayo caan ka ah. Cid walbana oo xirtiisii ahaydna ay ku sheegeen, in uu halkaas la soo gaaray. Balse intaas ka dib, aan la xaqiijin karin halka uu Jan iyo cirib dhigay. Raxiima Allaah. Xigasho, Garyaqaan, Mohamed Khaliif Hassan Sheikh Osman.
 
Yaa la dhashay Halyeey, Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs? Waxan haya in ay la
 
dhasheen afar rag ah iyo hal dumar ah. Balse sax ma ila ahan oo aniga aya wada garaneeynin. Inta aan hayo waa, Abdikariim Sheikh Muxumadʼs, Mursal Sheikh Muxumadʼs, Nuuroow Sheikh Muxumadʼs iyo Ali Sheikh Muxumad.
 
•Gabdhaha”
 
Ruqiyo Sheikh Muxumadʼs,
 
Maxaa Caruur ah oo uu dhalay Halyeey, Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumadʼs?
 
Afar rag ah iyo afar dumar ah ayaan aniga ogahay. Ragga waxay kala yihiin, Sheikh Osman Sheikh Axmadeey waa Curadkii
 
Sheikh Axmadeey, Sheikh Abdullahi Sheikh Axmadeey, Sheikh Abdiraxman Sheikh Axmadeey, Sheikh Salax
 
Sheikh Axmadeey iyo mid siduu u dhaqaaqay la waayey. Gabdhaha Sheikh Axmadeey, waxay kala yihiin, Amina Sheikh Axmadeey, Maryan Sheikh Axmadeey, Daynabo Sheikh Axmadeey iyo Zaynab Sheikh Axmadeey.
 
Cidii xog dheeri ah haysa ama sidan wax ka badaleeysa, Taariikhda Sheikh Axmadeey Sheikh Muxumad” fatlan noo soo gudbi.
 
Qoraa, Mohamed Omar Osman [email protected] Www.sheekhcas.simplesite.com{{About|how to edit Wikipedia in general|the editing policy|Wikipedia:Editing policy|information on how and where you can contribute|Wikipedia:Contributing to Wikipedia|getting help from someone|Wikipedia:Questions}}
<noinclude>{{semiprotected|small=yes}}</noinclude>
{{Wikipedia how to|WP:HEP|H:EDIT|H:E}}