Qorshe
Qorshe
------------------------------------------
▪️ENGLISH LANGUAGE.
-reading
-writing
-speaking
-listening
▪️WEBSITE DEVELOPMENT .
- Html css
- Js
- ReactJs
-Git Github
▪️DATA ANALYSIS.
- Microsoft Excel
- SQL
- Power Bi
- Statistics
- Python
▪️IT HELP DESK.
Microsoft and Google programs
Operating systems
Server…
▪️DATA ENTRY.
- Microsoft office
-100 wpm 10 fingers typing.
🔸️Cibaadada2
-------------------------------------
▪️shanta salaadood masjidka & sunayaasha.
▪️Tawbada & ducada ku dedaalo.
▪️Wardi quraan maalinle ah
▪️Adkaarta subaxdii & galabtii.
▪️Qaraabada xiriiriyo.
▪️Soon sunne ah isbuucii.
▪️Usamafalka waalidka.
▪️Salaatu-layl habeenkii.
▪️Sadaqada la baxo cilmi,xoog,locag,cunto.
▪️Acmaal khayri ah ka_qaybqaato.
▪️Quraanka xifdiyo.
▪️تعلم علم الشريعة اإلسالمية.
🔸️Caafimaadka3
------------------------------------
▪️Hurdo igu filan seexdo. 11:00 to 5:00 habeenkii, maalintiina 2:00 - 3:00
▪️Cuntada dheelitiran cuno & biyo badanna cabo.
▪️iska ilaaliyo cuntooyinka & cabitaanada caafimadka u xun.
▪️Jimicsado 1 saac maalinkasta oo jidh-dhis ah.
▪️iska joojiyo isticmaalka social media.
▪️Nadaafada jidhka iyo dharka ilaaliyo: cadaydo habeenkii iyo aroortii iyo shanta
salaadood. Qubaysto labadii cishoba mar, dharka dhado isbuuciiba mar, cadarka
iyo creamka marsado. Timaha daryeelo saliidna mariyo, indhaha daryeelo Glasses
xirto.
▪️iska ilaaliyo stress_ka, cadhada, ka_fekerka wixii tegey ama waxa Soo socda,
farxadana ku dedaalo.
🔸️Xidhiidhadayda:
-----------------------------------
▪️Networkingka (Xidhiidho dad muhiim ah Lana xiriira career kayga dhisto).
▪️Ka qaybqaato Volunteer activities.
▪️Inaan some sports ka qaybqaato sida kubada, dabaasha, etc.
🔸️Shakhsiyadayda5:
▪️inaan barto xirfadahan:
-Fast Reading.
-Effective writing/ Professional writing.
-Photoshop and video editing and Digital marketing.
-Planning your life.
-how to search from search engines.
-Time management
- project management
- Leadership and Persuasion.
- Public speaking and presentation.
- Effective writing
- Negotiation
- critical thinking and problem solving (i.e playing Chess).
- Teamwork and people management.
- financial management and investment.
- Cooking foods.
▪️inaan kitaab akhriyo ugu yaraan 35 page maalin kasta.
▪️inaan Wadamo Kala duwan u safro si aan wax cusub ugasoo barto.
▪️inaan kalsoonidayda dhiso
▪️Inaan podcasts dhegeysto si thaqaafadaydu u korodho
▪️Inaan fariidnimadayda IQ-gayga koriyo anigoo ciyaaraya challenge games.