Golis Telecom. Company: Wireless Training
Golis Telecom. Company: Wireless Training
Company
Wireless Training
Lesson 1: sida loo sameeyo network cable
- Nework cable
- RJ-45
- Crimper ama RJ-Maker
Marka la samaynayo network cable waxaa muhiim ah in aad ka taxadarto sida ay isugu xigxigayaan
colorka kala duwan ee network cableska. Network cableka waxaa loo xiraa mid ka mid ah labo qaab:
1- Standard A
1
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
2- Standard B
Nework cableka waxaa loo xiraa waxa loo yaqaano Straight-foreward ama cross over cable. Straight
forward cable waxaa la isticmaalaa marka aad isku xirayso labo shay ama qalab oo isku mid ah sida:
PC to PC ama Hub to Hub. Marka la samaynayo cross-over cable,a labada a fee cable ka waxaa laga
dhigaa iskumid waxaaadna isticmaali kartaa standardka aad rabto (Standard A ama StandarB).
2
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Cross over cable
3
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Lesson 2: wireless antenna configuration.
Step1: IP address ka computer ka aad isticmaalayso waxaad ka dhigtaa obtain IP address
automatically waxaadna hubisaa in network gu uu yiraahdo connected.
STEP3: ADDRESS BAR KA WAXAAD KU QORTAA IP GAN: 192.168.1.250 kadibna waxaad riixdaa
Enter key. Waxaa kuu soo baxaya dialog box kaan hoos ku sawiran.
Step4: ku qor user name ka : admin passwordkana: 12345 (waa marka ay antenadu cusubtahay)
Kadibna dooro ok.
4
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Step5: list ga ku yaalla dhinaca bidix waxaad ka doorataa operation mode: waxaad arkaysaa
shaashaddaan.
Step6: waxaad doorataa wireless kadibna dheh apply changes. Waxaad arkaysaa shaashaddaan.
5
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Waxaad dhahdaa ok.
Step7: list ga dhinaca bidix waxaad ka doorataa wireless kadibna list ga hoost ku taxmaya waxaad
ka doorataa basic setting: waxaad arkay saa shaashaddaan.
Meesha meesha ay ku qorantahay “mode” waxaad ka doorataa client kdibna dheh apply changes
kadibna dheh ok.
Step8: list ga dhinaca bidix waxaad ka doorataa TCP/IP setting. Kadibna kasii dooro WAN
interface.waxaa kuu soo baxaya shaashaddaan. Meesha ay ku qorantahay WAN ACCESS TYPE: waxaad
ka dhigtaa DHCP CLIENT. DOORO ATTAIN DNS AUTOMATICALLY. KADIBNA WAXAAD DHAHDAA APPLY
CHANGES.
6
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
STEP9: Qoro mac addresska anteenada: listga bidixda waxaad ka doorataa management kadibna
waxaad ka sii doorataa status. Waxaad arki doontaa shaashaddaan. Mac addressku waa xarfaha ka
horreeya meesha ay ku qorantahay BSSID. U yeeri Mac addresskaan sxb kaaga jooga xarunta si uu u ad
7
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
gareeyo.
Step 10: dhinaca bidix ka dooro WIRELESS kadibna ka sii dooro SITE SURVEY. Waxaa kuu soo baxaya
shaashaddaan. Waxaad dhahdaa refresh si uu kuugu soo saaro anteenooyinka. Waxaad doorataa tan
ugu signal ka badan kadibna dheh connect.
8
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Lesson 3: Nanostation2 antenna configuration
Step 1: computerkaaga ip giisa waxaad ka dhigtaa sida tan:
Ip : 192.168.1.2
Step 2: kici page cusub waxaadna ku qortaa default gatwayga. Waxaa kuu soo baxaya shaashaddaan.
User nameka waxaad ka dhigtaa ubnt pasworkana sidoo kale ubnt. Kadibna dheh ok. Waxaa arkaysaa
shaashaddaan.
9
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Step 3: waxaad tagtaa link setup: waxaa kuu soo baxaysa shaashaddaan.
10
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Step 4: Dooro select si aad u soo kala doorato antenada ugu signalka badan. Kadib waxaad arkaysaa
shaashaddaan.
Step 5: Dooro antenada u gu signalka fiican (ogow tirade kuu muuqata waxay leedahay calaamad ka jar
ah sidaas awgeed waxaa ugu xoog badan midda ugu tiradar. Tusaale labadaan kor ku qoran waxaa xoog
badan 92. Kadib waxaad dhahdaa select.kadib Waxaad dhahdaa change. Kadibna apply.
11
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor
Meesha ka horraysa network mode waxaad ka doorataa router. Waxaad arki doontaa shaashaddaan
WLAN network settings hoosteeda waxaad ka doorataa DHCP.LAN network setting hoosteeda sidoo kale
meesha ay ku qorantahay IP Address: waxaad galisaa IP addresska aad rabto in aad siiso antenada.
Tusaaale 192.168.1.1. jeeg saar “Enable DHCP server” .hoos meesha ay ku qorantahay Range start
waxaad galisaa ipga aad siinayso computerka koowaad. Tusaale: 192.168.1.2. Range end waxaad galisaa
IP ga ugu danbeeya ee aad rabto in la isticmaalo. Tusaale 192.168.1.20
Dheh change kadibna dheh apply. Haddeer waxaad antenada amartay in ay computerka si automatic ah
u siiso IP Address. Sidaas awgeed ku laabo network ga computerka kana soo dhig Obtain IP automatic.
Fiiri IP addresska computerku uu qaatay iyo sidoo kale Default gatewayga. Gali Default gatewayga
address barka pageka kadibna dheh enter.
12
By Hassan Abdulkadir Mohamed
GTC Mudug IT Supervisor