Kung fu
Appearance
Kung fu (功夫) waa dagaalka Shiinaha. Nuuca laadka iyo Feedhka. Barashada Kung fu waxee qaadataa waqti dheer, waana barasho aad u adag, waxeena ku tusi kartaa, xooga oo jirka biniaadanka leeyahay. Kung fu waxaa aad loogu yaqaanaa, wadamada Shiinaha, Jabaan ama Tayland.
Taariikhda Ciyaarta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa lasheegaa in Ciyaarta maba qaabdagaalka Kunfu uu soo jiray in kabadan 1500 oo sano. Xiligii wadanka Shiinaha ay kajireen dagaaladii sokeeye. Xilagaas oo wadanka Shiinuhu uu kala qaybsanaa. Unakala qaybasanaa laba qaybood oo kala ah Koonfur iyo waqooyi.xiligaas waxaa wadanka Shiinaha yimi hindi buudiyiin ah oo aad iyo aad utiro badan. Waxaanay ahayd xiligii diinta buudigu ay aadka u fidaysay. Markaas ayay hano qaaday ciyaarta kung fu.[1]