Gaboow
Appearance
- Kani waa maqaal ku saabsan isbedal ku yimaada jidhka dadka. Maqaalo kale fiiri Geeri
Gaboow (Af Ingiriis : aging iyo ageing; Af Carabi : ar) waa habka bayoloji ee jidhku isku bedelo intii mudo ah taasi oo keenta daciifnimo iyo ugu dambeynta geeri. Markaan tixraacno sharaxaada saynis ee gaboowgu waa koritaanka da'da xubnaha iyo unugyada jidhka dadka, xayawaanka iyo walax kale oo nool. Sidoo kale mararka qaar marka laga hadlayo Cilmiga Bulshada waxaa gaboowga loo isticmaalaa koox dad ah, sida badan koox dad da' weyn leh.
Marka laga hadlayo dadka, gaboowgu waa isbedel ku yimaada unugyada iyo xubnaha jidhka intii wakhti ah.[1]
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Global AgeWatch Statistics on population ageing and life expectancy
- HelpAge International and UNFPA (2012). Ageing in the 21st Century – A Celebration and A Challenge. Archived Luuliyo ama Luulyo 29, 2016 // Wayback Machine
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |