Jump to content

Drake

Ka Wikipedia
Fanaan Drake

Aubrey Drake Graham (dhashay Oktober 24, 1986),[1] ku caanbaxay magaca Drake, waa fanaan, raabeer, heesaa, laxanmiiste, mu'alif, soo saare iyo jilaa saldhigiisu yahay magaalada Toronto, Kanada.[2]

Drake waa fanaan qaada heesaha raabka kaasi oo saldhigiisu yahay wadanka Maraykanka.

Ninka drake la dhaho jaceylka uu ku dhutiyaa. Heesihiisa waxaa ka mid ah contorolla iyo fake love oo calaacal ku saabsan. Inaba caadi ma'ahan Hawarta wan wusay Waxa uu la ogaaday by Lil Wayne. Waxa uu ku qoray gabayo for Rita Ora.

Heesaheeda waxaa ka mid ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Kellman, Andy. AllMusic.com http://www.allmusic.com/artist/drake-mn0001035294.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Caramanca, Jon (November 16, 2011). http://www.nytimes.com/2011/11/20/arts/music/drakes-take-care-goes-to-moody-places.html?pagewanted=all. Soo qaatay February 1, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)