Bas
Appearance
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cb/Erster_Benzin-Omnibus_der_Welt.jpg/220px-Erster_Benzin-Omnibus_der_Welt.jpg)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7a/Dubai_Bus_on_26_December_2007_Pict_2.jpg/220px-Dubai_Bus_on_26_December_2007_Pict_2.jpg)
Bas (Af Ingiriis : bus; Af Carabi : ar) waa baabuur ween oo dad badan lagu qaado. basaska wee kala duwan yihiin, mid waxaa jiro lagu safro, midneh magaalada ayoo ku wareegtaa. baska waxoo leeyahy leesin u gaar ah, woo ka duwan yahay midka baabuurta. basaska somalia ka shaqeeyo, waxaa u badnaa markii hore Kostaro, waa basas dhaadheer, hadda waxaa ku badan, caasiga, waa iska bas yar.