Jump to content

Baaluqnimo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Baaluq)
Tufaaxa Adam.

Baaluq (ingiriis: puberty) waa beddelashada jidhka dadka ogolaanshaha siinaysa caruur dhalidda. Wiilasha manida bey soo saaraan, iyo gabdhaha caado qabid bey soo saaraan bil walba.

Baaluq (ingiriis: puberty) ama baluug, waa hanaanka isbeddelka jidka kurayga, marka ay isu beddesho jidka sida qof qaangaadhay oo suuroobi kara dhalasho. Hanaanka baluuqnimada wuxuu ka hindisa ama ka ifbaxa asteen maskaxda ka bilaabma oo ka dib u rogmada xiniinyaha dhanka qofka lab ah ama ugxansidaha dhank haweenka. Xiliga hanaanka baluuqnimada waxay qaata shan sanadood. Wiilashada waxay bilaabmaan minada midhadhalkeed iyo haweenka dhibaaji am xayl.[1]

  1. H. Wessells H; T.F. Lue; J.W. McAninch (1996). "Penile Length in the Flaccid and Erect States: Guidelines for Penile Augmentation". Journal of Urology. 156 (3): 995–997. doi:10.1016/S0022-5347(01)65682-9. PMID 8709382.