Jump to content

Midowga Sofiyet

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 21:59, 18 Mey 2024 ee 199.119.233.211 (wadahadal) (→‎Jamhuuriyadihii Sofiyetka)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Calanka Midowgii Sofiyet

Midowgii Sofiyet (Af-Ruush: Союз Советских Социалистических Республик) ama markii la soo gaabiyo СССР (af-Ingiriiska neh USSR), wuxuu ahaa dowlad ku taalay bariga Yurub iyo Aasiya gaar ahaan wadanka hadda loo yaqaano Ruushka. Wadankaan wuxuu jiray 1922dii ilaa 1991dii. Sofiyet waxee ka koobneet wadamo aad u badan isla markaas neh waxee eheed wadanka aduunka ugu weyn oo jamhuuriyad ah, waxaana looga hadli jiray luqada af ruushka iyo 14 luqadood. Wadankaan madaxtooyadiisa waxee eheed Moskow.waxa kalo kamid ahaa Ogadenia region oo ahaa dalka ogu awoda badan midogi sofiyet

Jamhuuriyadihii Sofiyetka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]