Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
- Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay madaxda Golaha Xoghaynta QM. Haku khaldin Madaxweyne Golaha Sare Qaramada Midoobay
Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations General Secretary) waa hogaanka sare ee Xoghaynta Qaramada Midoobay, qeyb ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan Qaramada Midoobay. Sidoo kale Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay waa afhayeenka iyo hogaanka guud ee Qaramada Midoobay.
Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
| |
---|---|
[[File:|center|border|330px|alt=]] Hadda xilka hayaAntónio Guterres Laga soo bilaabo 1 Janaayo 2007 (xilka ka dhamaanaya 31/12/2016) | |
Qaybta | Qaramada Midoobay Xoghaynta Qaramada Midoobay |
Maamuus | Jaale |
Xarunta | Sutton Place |
Loo magacaabay | Golaha Amniga |
Wakiilka | Golaha Sare |
Muddada xilka | 5 sano la cusbonaysin kara |
Xilka soo bilaabay | Trygve Lie |
La aas aasay | 26 Juun 1945 |
Ku xigeen | Xoghaye Ku Xigeenka Guud |
Website | www.un.org/sg |
Wakhti xaadirkan waxaa Xoghaye Guud ka ah Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo u dhashay wadanka Koonfur Kuuriya, kaasi oo xafiiska ku wareegay horaantii bishii Janaayo 2007. Jaale Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaaday 31 Diisambar 2011, waxaana si muran la'aan au dib loogu doortay mar labaad 21 June 2011.[1]
Hadaba Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaanayaa Diisambar 21, 2016ka, wakhtigaasi oo doorasho loo qaban doono cida xilka la wareegi doonta, maadaama mar sadexaad aan loo cusboonaysiin doonin sida uu dhigayo Dastuurka Qaramada Midoobay.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badal
Linkiyo Kale
wax ka badal- UN Secretary-General webpage
- How is the Secretary-General appointed?
- Global Policy Forum – UN Secretary-General
- Report on the process of appointing a new Secretary-General
- Who Will be the Next Secretary-General? (website on the 2006 campaigns)
- UNSGselection.org Archived Nofeembar 1, 2018 // Wayback Machine
Tixraac
wax ka badal- ↑ . BBC News. 21 June 2011 http://www.bbc.co.uk/news/world-us-canada-13868655. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |