BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Waxa uu yahay meydka Xamaas ku qaladay Israel iyo dooda ka dhalatay
Arrinkan ayaa dood weyn ka dhalisay gudaha Israel.
Wax ka ogow daawadan laga yaabo in aad u cuntid gaas, laakiin loo adeegsado ilma iska soo xaaqidda
Daawadan ayaa hadda la ogaaday in loo adeegsan karo ilmo iska soo ridida.
Wax ka ogow IPhone cusub ee qiimahiisu jaban yahay ee ku shaqeynaya garaadka macmalka ah ee AI
Shirkadda Apple ayaa ku dhawaaqday iPhone cusub oo leh islamarkana ku shaqeeya astaamaha garaadka macmalka (AI) .
Sudan oo danjiraheedii Kenya u yeeratay iyo xiisad ka dhex taagan labada dal
Xukuumadda militariga ah ee Suudaan ayaa dib ugu yeeratay danjirihii u joogey dalka Kenya si ay uga ashtakooto go'aanka Nairobi ku martigelisey kooxda hubeysan ee RSF iyo kooxo gacansaar la leh oo doonayo in ay dowlad barakafayl ah ka dhistaan dhulka ay fallaagadu ka taliso.
Maxaa sababay sare u kaca Islaam Naceybka ee UK, sideese u saameyay dadka ay Soomaalidu ka mid tahay?
Khatarta islaam nacaybka UK ayaa sare u kacday ilaa heerkii ugu sareeyay sanadkii hore, sida uu sheegay urur la socda arrimaha Islaam neceybka.
M23 oo ku dhow Uvira: 'Nimankayaga waa la ugaarsadaa, haddii aanu ku wayno dagaalka, sidee baan u badbaadi doonnaa?'
Fallaagada M23 ayaa u dhaqaaqay dhanka koonfureed ee Uvira, oo xuduudda la wadaaga Burundi, tan iyo markii ay la wareegeen caasimadda gobolka Bukavu dhammaadkii isbuucii hore - khasaarihii ugu cuslaa ee Congo soo gaara tan iyo markii gacanta ka baxday magaalada ugu weyn gobolka ee Goma dabayaaqadii Janaayo.
Ma run baa in Hargeysa laga joojiyey Bandhig faneedyada
Hargeysa ayaa hormuud u ah magaalooyinka caanka ku ah fanka, halkaasoo suugaan iyo maanso kala duwan oo heesaha iyo riwaayaduhu ugu badan yihiin ay ka soo baxeen 70kii sano ee u dambeeyey
Bakteeriyada afka laga helo ma bidhaamin kartaa mustqabalka xanuunnada dhimirka
Inkasta oo cilmi baaristu ay weli ku jirto heerarkeedii hore, khubaradu waxay baarayaan saamaynta suurtagalka ah ee cunista khudradda cagaaran ay ku leedahay caafimaadka maskaxda
"Iiga warrama sayidkii" Qisada Mid ka mid ah dagaalyahanada Xisbullah oo bilooyin ka dib ogaaday in Nasrallah uu dhintay
Maxamed waxa uu ka mid ahaa dagaalyahannada Xisbullah ee loo tirinayay inay dhinteen iyo kuwa la la'yahay, kuwaas oo keligood ku haray tuulooyinka xuduudda, iyaga oo halkaasi kula dagaalamayay Israa'iil
Dhegeyso: Dawladda hoose ee Jigjiga oo amar ka soo saartay rinjiga la mariyo dhismeyaasha
Dawladda hoose ee Jigjiga ayaa dhawaan soo saaray go'aanno salka ku haya mashaariic horumarineed oo lagu dhisayo waddooyinka magaalada, isla markaana sare loogu qaadayo bilicda magaalada
Ma ogtahay xiliga ay ku egtahay da'ada dhalinyaranimada?
Wa imisa tirada rasmiga ah ee aad isu garan karto inaad "gaboowday"? dadku siyaabo kala duwan ayay arrintan u arkaan balse baaritaanno la sameeyay ayaa muujinaya inay tahay bartamaha da'da 30-meeyada.
Jeel Ogaadeen: Xabsigii ay ka dhaceen 'tacaddiyadii argagaxa lahaa' oo xusuus reeb loo baddelayo
Albaabka hore ee laga soo galayo inkasta oo uu ku qoran yahay Xabsiga Dhexe ee Deegaanka Soomalida haddana xabsiga wuxuu ku soo caan baxay oo loo yaqaanna 'Jeel Ogaadeen'.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.