Isku dhis
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Iskudhis)
Isku Dhis
[wax ka badal | wax ka badal xogta]![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b4/Water-3D-balls.png/220px-Water-3D-balls.png)
Isku dhis (Ingiriis: compound) waa falgalka labo ama in badan oo atomka curiye ah, kuwaas oo soo saara walax cusub.
Isku dhisku waa mid labo gees ah oo marka tiro atomyo ah isdhex-galaan dib ayaa loo kala saari karaa haddii loo baahdo.
Tusaale ahaan:
Ayadoo la isticmaalayo Heerkul qiyaasan ayaa labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo [Ogsajiin]] ah la isla falgalin, waxana soo baxaya Isku dhiska [[biyo].