Jump to content

Tirtir

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.
Sidoo kale fiiri Wikipedia:Xeerka Tirtirka

Tirtir (Af Ingiriis : delete; Af Carabi : ar‎) waa masaxida iyo tuurista wax aan loo baahnayn ama faa'iido badan lahayn. Tirtirista waxaa loo isticmaala siyaabo badan taasi oo ku xidhan hadba xaalada lagu jiro.

Isticmaalka Wikipedia

Guud ahaan dhamaan xarumaha Wikipedia lama ogola in lagu qoro qoraal aan lahayn tixraac iyo cadayn. Maqaalada dadku ka qoraan naftooda, meherad iyo wax aan caan ahayn waxaa si dhakhso ah u tirtira maamulka Wikipedia.

Maqaalkaaga waa la tirtiri hadii:

  1. bilaa cadayn yahay, isla markaana ka ka hadlayo wax aan caan ahayn.
  2. adiga naftaada ka qorto. (Xasuusnoow meeshan ma ahan meel la isku amaano)
  3. si qaab daran u qoran yahay.
  4. dad kale wax ka sheegayo. (Xasuusnoow caaydu waa dambi if iyo aakhiroba)
  5. hal dhinac u janjeedho. (Waa inaad si dhexdhexaad ah u qortaa maqaalka; ha taageerin hana ka soo horjeesan, laakiin dhexdhexaad ahoow.)

Qoraalo Kale

Linkiyo kale

Tixraac