Jump to content

Nabad-sugida

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.
Kani waa maqaal ku saabsan ciidanka nabadsugida. Qeybo kale oo ciidanka fiiri Ciidanka Qalabka Sida.
Boga "Askari" iyo "Ciidanka Nabad Sugida" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Astaanka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Ciidanka Nabad Sugida (Af Ingiriis : police; Af Carabi : ar‎) waa mid ka mid ah ciidamada amniga ee hoostaga wasaarada arimaha gudaha, wadanada qaarna hoos tega wasaarada cadaalada. Ciidanka nabadsugida waxaa lagu talagalay iney ilaaliyaan nabadgelyada magaalooyinka, caasimadaha iyo guud ahaan wadanka dhexdiisa. Booliiska waxey ka kooban yihiin qeybo badan waxaana ka mid qeybta ladagaalanka mukhaadaraadka, ciidanka wadooyinka (taraafikada), dembi baadhista iyo wixii la halmaala.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho