Mersin
Appearance
Mersin | |
---|---|
Magaalada Mersin | |
Goobo kala duwan oo Mersin ka tirsan | |
Wadanka | Turkey |
Deegaanka | Bada Mediterraniyanka |
Gobolka | Mersin |
Degmo | : Akdeniz, Mezitli, Toroslar, Yenişehir |
Dowlada | |
• Duqa Magaalada | Burhanettin Kocamaz (MHP) |
Joogga | 10 m (30 ft) |
Tirada dadka (2014)[1] | |
• Dhammaan | 955,106 |
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Boostada | 33XXX |
Furaha | (+90) 324 |
Licence plate | 33 |
Website | Mersin |
Mersin (Af Turki : Mersin; Af Carabi : ar; sidoo kale waxaa loo yaqaanaa İçel) waa magaalo weyn oo ku taalo Bada Mediterraniyanka ee dalka Turkiga. Mersin waxaa ku nool in ka badan hal milyan oo qof waxaana ku taalo Dakadda ugu weyn guud ahaan wadanka Turkiga.
Muuqaalka
-
Xeebta Degmada Yenişehir
-
Sarta Mertim
-
Xarunta Dhaqanka Ataturk
-
Masjidka Muğdat
Sidoo Kale Fiiri
- Istanbuul
- Adana
- Ankara
- Antalya
- Bursa
- Edirne
- Eskişehir
- Gaziantep
- Gebze
- Kayseri
- Konya
- İzmir
- İzmit
- Mersin
- Samsun
- Trabzon
- Yalova
Tixraac
- ↑ . citypopulation.de http://citypopulation.de/Turkey-C20.html. Soo qaatay 2015-02-08. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)