Jump to content

Texas

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 06:28, 7 Maaj 2011 ee Xqbot (wadahadal | ku darsasho) (robot Adding: gag:Teksas; cosmetic changes)

Texas waa gobol ka mid ah 50ka gobol ee dalka Mareykanka. Gobolkaan waa gobolka ugu weyn dalka mareykanka. magaca Texas (Teksas) micnaheedu waa "saaxiib".