Jump to content

Bismuth

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 15:44, 26 Diseembar 2023 ee Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Bismuth

Curiyaha Bismuth.

Bismuth (ingiriis: Bismuth) astaanta (Bi) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-sadex (83). Curiyaha Bismuth waa bir daciif ah ka tirsan guruubka 15aad ee Biniktojiin iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka p-block.

Curiyahan Bismuth waxay ka tirsan tahay guruubka birta daciifka ah, taasi oo leh midab cirdhow-cadaan xiga.