Jump to content

Baariis

Ka Wikipedia
baaris
Baariis
Calanka magaalada Baariis

Baariis (Af Faransiis : Paris) ama loo yaqaano magaalada iftiinka, Af Faransiis : La Ville-Lumière. Waa magaalo madaxda dalka Faransiiska.

Baariis waxay ukala qeybsantahay 20 xaafadood, shacabka neh waxee gaarayaan, ilaa 14 milyan oo qof. xaafadkastaana waxa ay u qaybsantaa afar qaybood waxa magalada maamula maayarka dawlada hoose waxa ay kutaalaa Baariis wabiga siin waxa ay leedahay laba gagi diyaradeed oo kal ah (Paris-Charles de Gaulle Airport, iyo Beauvais-Tillé Airport)

baariis wax ladeho ma jirto waxaa weeyaan paris wexeena ku taala frans. waa magalada dunida ugu dalxiska badan sanadihi,2000 waxa paris dalxis u yimi in ka badan 30 milyan o dalxisyal ah wa magalada jacaylka waxay can ku tahay raxada iyo cadarada waxa ku yala musiyamka calamka ugu wayn Louvre o u yalo,sawir gacmedka qaliga ah e Mona Lisa

The Roman Catholic Basilique du Sacré-Cœur









sido Kale fiiri