Jump to content

Arbaco

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 09:15, 11 Maaj 2016 ee Kali duul (wadahadal | ku darsasho) (Toostoosin)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Arbaco (Af Ingiriis : Wednesday, Af Carabi : ar‎) waa maalin ka mid ah maalmaha Todobaadka , waxeyna u dhaxaysaa Talaadoda iyo Khamiista.

Arbacada waa maalinta shanaad ee todobaadka dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta sadaxaad ee usbuuca.