Jump to content

Thiin (lambar)

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 00:32, 5 Mey 2014 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 1 interwiki links, now provided by Wikidata on d:Q11563)

Lambar

Lambar (ingiriis: number) waa habka qoraalka tirada xisaabta.

Lambarada xisaabta ku jira aad ayay u badan yihiin, marka tobanka lambar ee aasaaska tiradu waa:

Dhinaca kale, tirada lambarada xisaabta waxaa lagu kala soocaa hab loo yaqaano god, kuwaas oo muujiya kala duwanaanshaha lambarada. Lambarada aasaaska tiro (0 ilaa 9) waa hal-godleey sababtoo ah waa hal lambar. Laakiin lambarka 10 ilaa 99 waa iskudheg labo lambar, tusaale ahaan (1 iyo 0) sidaas darteed waa labo-godleey. Intaas waxaa dheer, sadex-godleey, afar-godleey, shan-godleey ilaa meel aan la aqoon.

Si kastaba ha ahaatee, tiradii kasta ee iswadata waa lambar taasi oon lagu xidhi karin godadka.

Qoraalo La Mid Ah


Template:Link FA