Jump to content

Isniin

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 18:04, 7 Maaj 2013 ee Addbot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 182 interwiki links, now provided by Wikidata on d:q105 (translate me))
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Isniin waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Axadda iyo Talaadada.

Isniin waa maalinta sadexaad ee isbuuca Islaam ahaan , waana maalinta koowaad ee isbuuca marka laga fiiro istandharka ISO 8601, waxay badanaa tahay maalinta wadama gaalada shaqada laga bilaabo.

luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Monday, mida Finnishakana Maanantai, Nederlanka/Holandees Maandag.

Todobada maalin ee Todaboodka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]