Saalax Naaji

(Waxaa laga soo toosiyay Saalax Qaasim)
Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.

Saalax Qaasim Naaji (Af Carabi : ar‎) waa fanaan weyn oo ku hees Af-Soomaaliga kaasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan.[1] Heesaha uu qaado fanaankani oo u badan jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Saalax Qaasim sharaf iyo sumcad ku dhex leeyahay Fanka Soomaalida.

Saalax Qaasim Naaji

صالح قاسم ناج
Ku dhashay (1943-05-21) Maajo 21, 1943 ( 81jir)
Muqdisho, Banadir
DegenaanshoLondon, England, Boqortooyada Ingiriiska
QoomiyadaSoomaali
ShaqadaHeesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa
Sanadaha Shaqada1963kii-2000
Ka tirsanHobolada Waaberi (1970-1998)
Shaqooyinka ugu muhiimsanHeeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id
Magaalada ka soo jeedoXamar, Banadir
DiintaSunni Islaam

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "fanaanad weyn oo ku heesta af-Soomaaliga taasi oo leh suugaan iyo heeso"