Belise
Belise (Belize) wa wadan yar oo ku yaalo Bartamaha Ameerika, dhinaca Badda Karabiya. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Meksiko iyo Guatemala.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e7/Flag_of_Belize.svg/400px-Flag_of_Belize.svg.png)