1000 (tiro)
(Waxaa laga soo toosiyay 1000)
| ||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Tirooyin | 1000 Kun | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Isirayn tiro abyoone | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Isir | 2، 4، 5، 10، 20، 25، 50 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habdhis tiro labaale | 1111101000 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habka sideedle | 1750 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habka laba iyo tobanaale | 6B4 | |||||||||||||||||||||||||||||||||||
Habka lix iyo tobanaale | 3E8 |
1000 (kun) waa tiro Abyoone waxaa tira ahaan u xiga 999 waxaana tira ahaan ka horeeya 1001 waana Tiro tirsiimo Togane ah.
kun waxay u dhigantaa toban boqlaad.
Xisaab ahaan
wax ka badal- Hadba nidaamka tiro tobanaale ee Xisaabta، waxaa loo qori karaa tirada kun sidaan soo socota:
- Qalabka xisaabta ama qalabka Kumpuyuutarka: 1E+3.
- Nidaamka halbeegga caalamiga ah: tirada kun waxay tilmaamaysaa summadda ah Kiilo.
Taariikh ahaan
wax ka badal- Muddo laga joogo 1000 sanadood waxaa loogu yeeri jiray kun.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 1000 (number). |
1000
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | kow thousand | |||
Ordinal | 1000aad (kow thousandth) | |||
Isirayn | 23× 53 | |||
Tiro roman | M | |||
Labaale | 11111010002 | |||
Saddexaale | 11010013 | |||
Afaraale | 332204 | |||
Shanaale | 130005 | |||
Senary | 43446 | |||
Octal | 17508 | |||
Laba iyo tobanaale | 6B412 | |||
Tobanaale | 3E816 | |||
Vigesimal | 2A020 | |||
Sal 36 | RS36 |
1000 waa lambarka kun ee tirada xisaabta. Lambarkan waa mid dhaban ah, waxaana ka horeeya lambar 999 lambarka ku xigana waa 1001.
Liiska Tirada
wax ka badalLambarka Kun ama 1000 waxa loo yaqaanaa Mileniyaam ama 10 qarni